Shaqooyinka u qabto Geedi-socodka Xidhiidhka dadwaynaha iyo Horumatinta Tiknolojiyada Casriga ah / ICT

  • Waxay dabagalaan dhaqangalka Hawlaha BSC ga / aaladaha isbeddelka/ islamarkaana iyagoo taageero habboon siinaya ayay  xaqiijiyaan sii joogteyntiisa;
  • Waxay dadargaliyaan sii xoojinta xidhiidhka wada shaqaynta iyo iskaashiga ee xafiisyada hantidhawrada guud ee deegaanada iyo xafiiska hantidhawrka guud ee federaalka;
  • Horumarinta isticmaalka Aaladaha casriga ah/ICT
  • Kobcinta ka qaybgalka shacabka iyo bahwadaagta;
  • Hannaan-qaadka nidaamka wax korodhsi iyo koboc ee hay’adda;
  • Hagaajinta nidaamka wacyigalinta iyo faafinta hawlaha ugu muhiimsan ee xafiiska;
  • Iyadoo lala soconayo taabogalnimada go’aanada guddiyada maamulka iyo maareynta xafiiska ayay toosin jihooyinka xalka ah.

Tweet schlagwörter lehrerstellen teizeit ähnliche hausarbeit schreiben lassen kosten artikel lehrer und eltern ghostwriting unter druck gesetzt.

Close Menu